Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Maxkamad Saaka Go’aan Ka Gaadhay Kiiskii Kufsiga Iyo Dilka Ahaa Ee Loo Gaystay Caasha Ilyaas Aadan.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Nugaal ee Maamul-gobolleedka Puntland ayaa Saaka go’aan ka gaadhay kiiskii kufsiga iyo dilka ahaa ee loo gaystay caasho ilyaas Aadan.

Capture-15.jpg

Maxkamadda ayaa ku raacday xukunkii ay eedaysaneyaasha ku riday maxkamadda Darajada Koowaad, kaasi oo ahaa in Saddexda eedaysane dil toogasho ah lagu fuliyo.

Maxkamadda Derajada koowaad ee Puntland ayaa hore Saddex Nin ugu xukuntay dil, ka dib markii lagu eedeeyay kufsiga iyo dilka loo geystay Caasha Ilyaas Aadan oo reer Gaalkacayo ahayd.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this