Sign in to follow this  
Deeq A.

Dabley hubeysan oo dil ka geysatay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Kooxo hubeysan ayaa lagu waramayaa in ay dil ka geysatay xaafada UNICEF ee degmada Xamar-jajab ee magaalada Muqdisho.

Shaqsiga la khaarijiyey ilaa iyo haatan lama aqoonsan waxa uu yahay iyo sidoo kale shaqadda uu qabto.

Ciidamada ammaanka oo goobta uu falku ka dhacay tegay ayaa sameeyay howlgalo dad badan lagu soo qabtey.

Maamulka degmada wali kama uusan hadlin dhacdadan oo sidoo kale aysan jirin koox dusha saaratay mas’uuliyaddiisa.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this