Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax gaari oo ka dhacay xaafada Mac-macaanka ee degmada Dharkenlay ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa nooca baabuurta lagu dhejiyo ayaa waxaa la sheegay in uu ku geeriyoodey hal ruux oo gaariga saarnaa.

Shaqigaasi ayay wararku la tilmaamayaan in uu ahaa macalin dadka bara sida loo kaxeeyo baabuurta.

Illaa iyo haatan ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda falkan oo aysan wali ka hadlin hay’addaha nabad-gelyadda Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this