Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Khadar oo booqday Madxaf ku yaalla Shiinaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Beijing (SMN) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi maxamed Guuleed (Khadar), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Shiinaha ayaa  booqday  Madxafka caanka ah ee Shaoshan Mao Zedong.

“Muhiimada ay taariikhdu leedahay waxay tahay in wax laga barto. aniga iyo wefdigii ila socday oo maalmahan hawlaha shaqo u joogay dalka Shiinaha ayaa maanta booqday Madxafka Shaoshan Mao Zedong “.  Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya.

Madxafka Shaoshan Mao Zedong ayaa qayb ka yahay goobaha ugu muhiimsan ee lagu keydiyo taariikhda dalka Shiinahaa si jiilalka isu bedelaya dalka ay u helaan taariikhdii uu dalku soo maray iyo waxyaabihii uu caanka ku ahaa.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

IMG-20190629-WA0007.jpgIMG-20190629-WA0006.jpgIMG-20190629-WA0006-1.jpgIMG-20190629-WA0005.jpgIMG-20190629-WA0003.jpgIMG-20190629-WA0002.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this