Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Wanlaweyn

Recommended Posts

Deeq A.   

Wanlaweyn (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa waxay kasoo baxayaan dagaal maanta ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Isku dhaca oo socday in ka badan Shan saac ayaa la sheegayaa in uu u dhaxeeyay laba maleyshiyaad oo hubeysan.

Iska hor-imaad ayaa la tilmaamay in uu salka ku hayo is-qabqabsi ku aadan Jidgooyo ku taala duleedka degmaddan.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo illaa iyo haatan la xaqiijiyey saddex ruux oo geeriyootay ayaa lasoo wariyey.

Xaaladda ayaa degmada ayaa lagu soo waramayaa in ay haatan ah mid deganm isla markaana aysan jirin wax saan-saan colaadeed.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this