Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre oo xariga ka jaray xarun lagu dhisay Is-xilqaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Cadaado (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa maanta si wada jir ah xariga uga jaray Xarunta Qeybta 21aad ee Ciidamada Xooga Soomaaliya.

Xaruntan oo ah mid Is-xilqaan ay ku dhiseen dadweynaha ayaa waxay ku taalaa magaaladda Cadaado.

Dhanka kale, madaxweynaha iyo Ra’iisu Wasaaraha ayaa booqday Taliska Guud ee Ciidamada Nabad-sugida Galmudug oo uu dhisme ku socdo.

Dhismaha Xarunta Nabad-sugida ayaa qeyb ka ahaa Barnaamijka Is-xilqaan oo ay bulshada reer Cadaado ku dayac-tirayaan xarumaha danta guud.

65310402_721880958227985_9175704140456656896_n.jpg?_nc_cat=107&_nc_oc=AQnIs7vgvpUyn4Rw_NB_DoUUVGns4IsF-S7xuHKH64pKgUNr2QRp4lDBynSFJMd6kOE&_nc_ht=scontent-lht6-1.xx&oh=cea9cf362b68ab70801867b4f35d44ef&oe=5D82C819

65137619_721881051561309_1509252895088836608_n.jpg?_nc_cat=106&_nc_oc=AQmKzBFkwrkaen1vUngLPSeJ-ni-llGmMgPr26LdqDezIQ5hP-oCfmKe0fj4bVrB45w&_nc_ht=scontent-lht6-1.xx&oh=b48ac29ebef1a9bab9f9c62ec2e78dd6&oe=5DBB1197

65895576_721881141561300_2785024684998000640_n.jpg?_nc_cat=107&_nc_oc=AQkuELU0t1R-DY_IVtrVyS5QMJbhnchHoqNZ5oUEHjtnbWg8pWPBdG6Ph7KXgXkfEOI&_nc_ht=scontent-lht6-1.xx&oh=7b47dae9b303662807a8116e3b3b670e&oe=5DBC7B1B

65317557_721881171561297_470632543381618688_n.jpg?_nc_cat=108&_nc_oc=AQlkNJ8ZTTsZBnOs6Y3gOc1yq6aUsCCFu2Nj9XysgbLOvTQXFiTK6aVd0XDxMj8LFzw&_nc_ht=scontent-lht6-1.xx&oh=e5e3380866f02eee2796451575719216&oe=5D8AA07D

64235314_721881208227960_1602154970436599808_n.jpg?_nc_cat=102&_nc_oc=AQlEII37FFSCOwnyzTxS7CGOVLYuLPehwIBVs5O0CwR_jgx0_M8pvdjAKMlAjK8S7N8&_nc_ht=scontent-lht6-1.xx&oh=52b360a37848856b96ca2e83246822a6&oe=5DB8831D

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this