Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin Ka Mid Ah Darawallada Gaadiidka Guddida Abaaraha Somaliland Oo Sheegay In Uu Isku Qarxin Doono Gaadhiga Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Maxamed Axmed Maxamuud oo ka mid ah darawallada Gaadiidka Guddida Abaaraha Somaliland ayaa sheegay in uu isku qarxin doono gaadhiga Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ka dib markii uu ku eedeeyay in uu siin waayay mushaharkiisii muddo uu ka shaqeynayay Gaadiidka Guddiga Abaaraha.

Hase ahaatee Wasiir Khaliil ayaa beeniyay eedaha uu u jeediyay ninkani, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this