Prinz Posted September 30, 2008 Well, the net is sometimes a blessed place! As someone, who's a Somali songs maniac, I kill a substantial amount of my cyper time listening to some qaraami and kaban stuff online,( I'm still young,tho LOL), but there are still some particular classicique songs which I haven't come across as of yet. Like; heesta caankaa " Ragga laguma dheelo...it goes..miyaan aadan kuba dhalin, xaawo naaska kuu dhigin...." by Beerdilaacshe(A.U.N)... and " Illeyn hohi kuma bogsiiso, hammigu werwer kaama qaadee..." the original version..(dunno the singer) lakin miraha waxaa iska leh Abdalla Nuuradiin (A.U.N)..and " Shimbiryohow ma duushaa, ma dabeela raacdaa.." by Magool (A.U.N)... So,Are there any songs that you guyz can't find yet on the net? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 30, 2008 ...miyaan aadan kuba dhalin, xaawo naaska kuu dhigin... LoL. My wax xun arag mind only read 'Xaawo naaska kuu dhigin' and si kale u fasirtay, islahaa yaa waayena this Xaawo naaskeeda lasoo nuugay. Maba arkin Aaden meesha ku qoran as well. Ar heesta Beerdilaacshe [Eebba ha u naxariistee] oo qoraal wada dhameystiran intaa ka heli kartaa. Iyadoo maqal ahna inta. Hees isku dhaceyso waaye, though I don't think Beerdilaacshe in uu qaadaayo heesta now. It sounds like Boqol codkiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 30, 2008 Dhaawac baa igu yaaloo Dhaqdhaqaaqi waayoo Lafta dhabarka celisaa Laba dhinac i noqotee Ruux dhimasha joogaa Bulad looma dheeloo Dhaanta looma celiyoo Taahi lama dhagestoo Waaw, powerful words. _________________ Heesta kale ee "ileen hoohee kuma bogsiiso...", by the way, waxaa qaaday Shimaali. Inta ka dhageyso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Prinz Posted September 30, 2008 Miskiin..sxb he meant Xaawo by our ancestoral mother, adne meel xun lee wax ka raadisaa loolz And it's by Abdi Salaad Beerdilaacshe A.U.N, I heard wuxuu ku dhintay Luuq iyo Beled Xaawo meel u dhaxeeso, he fell off a big truck ( Ina tareey) lafta dhabarka ayaana ka jabtay sida la ii sheegay. Sxb heesta is by Boqol he renewed it, not the original qaraami version, thanks a lot anway. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Prinz Posted December 8, 2008 After silac iyo rafaad, and a tiring search on the net I found my long time baadi. :cool: here are the classic songs: Heesta Dhambaal... http://www.geocities.com/bafto2/igadhawr.ram Shimbiryahow ma duushaa....http://www.acidplanet.com/components/embedfile.asp ?asset=1170383&T=9842 Ii baashaala... Dadka horay u marayoo..danihiina haybshoo...qabri yaanu idin hodin.... :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted December 9, 2008 Originally posted by ** Prince **: i]..and " Shimbiryohow ma duushaa, ma dabeela raacdaa.." by Magool i]... Omg, that is a lovely song, waxan xasuustaa halkaan joogay markaan maqley. Magool Alla hakuu naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Resistance Posted December 9, 2008 hees waa dambi innit Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 9, 2008 Prince, hees macaan baad taabataye aan kuu bilaabo... Markaan halaqsaday haq idhiyo Haleeshay halisti wadnahoo xageey u kacdaan hayaayoo Hawsheedii la heedadaabe Habaar sow ishaydu maqabtoo Iyadu iimay horseedin Kaan eeday soo afkayga maahoo intaa ku hadaaqi maayo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Prinz Posted December 9, 2008 THE HAKA^ Waad mahadsan tahay sxb, heesta waxaa qaada Cabdoo Ow Cumar, oo hada ku nool Dalka South Africa...miraheedana waxaa isla leh abwaan Cabdalla Nuuradiin ( A.U.N ...lakin waxaa dib ka soo casriyeeyay Shimaali A. Shimaali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Prinz Posted December 9, 2008 Xidigo* halkeed joogtay na markaad heesta maqashay? Heesta waxay ka mid tahay kuwa ugu macaan ee qaaddo boqorada codka, waxana sameeyay miraheeda Abwaan Xuseen F. Aw Dubbad ( A.U.N) : Shimbir yahow ma duushaa Ma dabeyla raacdaa Dadka maw adeegtaa Oo ma u dadaashaa Dalanbaabin baan ahay Daalaa dhacaayee Kala qaad dibnaha oo Dal yaqaan ma tahayoo Degmadii fogaatiyo Meeshii laguu diro Dowgeed ma garataa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hayat Posted December 10, 2008 the Haka, are you kiwi? :eek: back to topic: yeah i would love to hear that song.."dooley laanta" i think i am making no sense. i am prety sure someone will make-up the missing pieces Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 10, 2008 ^ Largely due to my love for Jonah Lomu, I am Kiwi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hayat Posted December 10, 2008 ^^ what are the odds of that!.. Kiaora, Talofa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 10, 2008 I confess I don't know Maori language. But can still chant Kapa o pango, Hi aue, hi! Incidentally, what is the black curse that prevents the best rugby team in the world from winning the world cup? NZ is the best, but when was the last time they won a World cup? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hayat Posted December 10, 2008 when i left..lol... Omg they used to win consistently...what happened! do christian cullum,tana umanga, jonah lomu...(i cant believe i forgot the rest) still play? Quote Share this post Link to post Share on other sites