Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:-DF oo beenisay in xilka laga qaaday Wasiir Hilaal

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warqad been abuur ah oo baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir ku-xigeenka Batroolka Mudane Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal.

“Wasaaradda warfaafinta waxa ay beenineysaa warqadda Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka  laga qaaday wasiir ku xigeenka  Wasaaradda Batroolka Mudane Hilaal”

Dowladda Soomaaliya ayaa dabagal ku heysa dadka wararka beenta ah ku faafiya baraha Bulshada ama warbaahinta kale.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this