Sign in to follow this  
Deeq A.

Shaakir “Aniga iyo Xaaf shacabka ayaan ka mid noqon doonaa”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo xalay munaasabadda 26-ka June uga qeyb galay M/ Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay xiisadaha siyaasadeed ee ka taagan Galmudug.

Sheekh Shaakir oo ka hadlayay arrimaha doorashada maamulkaasi ayaa sheegay in Isaga iyo Madaxweyne Xaaf ay ka mid noqonayaan shacabka Galmudug, islamarkaana ay la shaqeynayaan madaxda imaan doonto, sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu tilmaamay in ay ku rajo weyn yihiin inay hormarto Galmudug, kana baxdo xaaladda ay hadda ku jirto.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/06/Sheekh-Maxamed-Shaakir-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this