Sign in to follow this  
Deeq A.

“Annagu Isticmaar Noqon Maynno, Dushaad Naga Ilaalinaysaa, Dhulkayaga Kuma Dhali Kartid, Markaannu Ku Nidhaahno Naga Tagna Waad Naga Tegaysaa…” Madaxweyne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi oo munaasibadda loogu dabbaal-degayey 59-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii, ayaa ugu horrayn si hufan u sharraxay taariikhda ku duugan munaasibaddaas iyo sidii ay ku timi, waxana uu sheegay inay Somaliland kamid tahay dalalka Afrika ee ugu taariikhda dheer, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this