Deeq A. Posted June 25, 2019 Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa uu markii Labaad kasoo muuqdo wariye C/maalik Muuse Coldoon. Coldoon oo ah Wariye ayaa sidoo kale ah Samafale aad looga yaqaano guud ahaan dalka, waana shaqsi u ololeeya arrimaha bini’aadannimada. Wariye Coldoon ayaa ku eedeysan kicin dadweyne iyo sidoo kale arrimo lagu sheegay iney wax u dhimayaan madax-bannaanida ay sheegatay Somaliland. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites