Sign in to follow this  
Deeq A.

Shaakir oo taageeray go’aanka dowladda Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – War ka soo baxay xafiiska madaxa Xukuumadda Galmudug  Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu taageeray go’aanka ay soo saartay dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aadan qabashada doorashada maamulkaasi.

Sheekh Shaakir ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo in la qabto doorashada afarta bisha July ee soo socota.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay shacabka Galmudug in ay taageeraan doorashada ay qaban qaabineyso wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya.

Halkan hoose ka Akhriso:-

hss

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this