Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:-Doorashada Galmudug oo lagu qabanayo Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku sheegeyso in doorashada Maamulka Galmudug ay ka dhici doonto magaalada Dhuusamareeb 4ta bisha Juley ee sanadkan ayna ku eg tahay muddo xilleedka hadda jira.

Wasaarada arimaha gudaha warkan ay soo saartay ayaa imaanaya xili Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye uu ku sugan yahay magaalada Dhuusamareeb isla markaana heshiis uu la galay Kooxda Ahlu Sunna.

Halkan hoose ka Akhriso:-

war-sax

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this