Deeq A. Posted June 24, 2019 Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in doorashada madaxtinimada Galmudug la qaban doono 4 bisha soo socota ee July sannadkan 2019. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu sheegay in doorashada madaxtinimada Galmudug la qaban doono 4 bisha Julay ayna ka dhacayso magaalo-madaxda DGGM ee Dhuusamareeb. PUNTLAND POST The post Villa Somalia oo taariikhaysay doorashada Galmudug appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites