Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamad Ku Taallo Mareykanka Oo Xukun Ku Riday Wiil Soomaali Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT- Minnesota)-Maxkamad ku taallo dalka Mareykanka ayaa xukun ku riday wiil Soomaali ah oo lagu eedeeyay falal xatooyo qaran ku saleysan.

1561275042e1c31.jpg

Maxamed Khaliif oo 21-jir ah ayaa waxaa la soo taagay Maxkamad ku taalla Gobalka Minnesota, isagoo lagu eedeeyey in uu xaday Xogta Kaadhdhka Lacagta, iyo inuu iibinayey qalab ku kaydsanaa Heshiis Maaliyadeed.

Eedeysanaha waxaa la sheegay inuu qirtay dembiyadda lagu soo oogay.

Garsooraha Maxkamadda, Mathiyo Istewart waxa uu ku xukumay Eedeysanaha Xabsi ilaa 4-sanno ah iyo in Maraykanka laga mustaafuriyo marka uu dhammaysto Xukunkiisa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this