Sign in to follow this  
Deeq A.

Itoobiya iyo Iskudey Afgembi: Madaxweyne iyo Taliyeyaal Ciidan Ayaa La Dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya dalka Itoobiya waxaa la dilay madaxweynihii dowlad degaanka Amxaarada  Ambachew Mekonnen iyo la taliyihiisa Ezez Wasie kadib iskudey afgambi oo ka dhacay deegaanka Amxaarada.

Dhankiisa ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed waxaa uu sheegay in sidoo kale la dilay taliyihii guud ee ciidamada General General Seare Mekonnen, isaga oo intaasi raaciyey in ay toogteen dad isaga ku dhowaa.

Dadka deggan Bahir Dar ayaa sheegaya iney rasaas maqleen, waxaa kale oo jirta in safaaradda Mareykanka ay soo saartay qoraal la xiriira digniin in rasaas laga maqlay Adis.

Ilaa hadda ma cadda cidda ka dambeysay, balse wararkan kala soco halkan

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this