Sign in to follow this  
Deeq A.

Gaadhigii Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Lagala Soo Baxsaday Garoowe+Ciidammada Somaliland Oo Loola Soo Galay Iyo Halka Uu Ku Sugan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)-Wararka laga helayo jiidda hore ee ciidamada Qaranka Somaliland ayaa sheegaya in gaadhiga madaxweyne ku xigeenka Puntland Mr Axmed Karaash oo lagala soo baxsaday Garoowe uu u soo galay ciidanka Qaranka Somaliland.

FB_IMG_1561185279937.jpg

Gaadhigan oo noociisa lagu sheegay Hard top waxa loola soo galay fadhiisinka Ciidanka Somaliland ee Xuddun ee gobolka Sool mana cadda sababtu.

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco Somalilandtoday

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this