Sign in to follow this  
Deeq A.

Midawga Afrika Oo Ka Walaacsan Qaddiyadda Somaliland Iyo Wargeyska Siraha Faafiya Ee Indian Ocean Oo Ka Qoray Warbixin

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wargeyska siraha faafiya ee Indian Ocean( African Intelligence) ayaa qoray warbixin kooban oo uu ku sheegay in guddoomiyaha Midawga Afrika Musa Faki Maxamed qabo walaac ku saabsan in dalalka xubnaha ka ah Midawga Afrika taageeraan qaddiyadda Somaliland.

9ccdc56c500750b9989f9419574aab8020180316

Warbixinta xambaarsan in Guddoomiyaha Midawga Afrika ka digayo dalal ka mid ah ururku soo hor dhigaan golaha aqoonsiga Somaliland waxaanu ku boorriyay ilaalinta wada jirka iyo la dagaallanka xagjirnimada.

Dalalka Kenya iyo Ereteriya ayaa muddooyinkan daambe muujiyay in ay kor u qaadayaan xidhiidhkooda Somaliland waxaanay inta badan Afrika qabta walaac ah in aqoonsiga Somaliland furayo albaab ah in umada badan dalbadaan aqoonsi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this