Sign in to follow this  
Deeq A.

“Isaaqii Ayay Kala Qaybiyeen Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin, Khaatumana Waa Lagaga Baxay Heshiiskii…” Wasiirkii Hore Ee Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii Hore Ee Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa waraysi lala yeeshay waxa uu ku sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi iyo wasiir Maxamed Kaahin ay bulshadii kala qaybiyeen, waxa kale oo sheegay in xukuumadda Somaliland ay heshiiskii kaga baxday Khaatumo, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this