Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 6, 2019 On 10/5/2019 at 5:35 PM, Che -Guevara said: Are you just visiting? 'Dalxiis' waaye nooh. Habeen hore ra'iisul wasaaraha daqiiqado isku dhaafnay. We were at this nice restaurant called Guryo Samo. We left at around 7:40pm and he arrived at around 8pm. We actually encountered his motorcade on the road. Here is a clip from that night. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted October 6, 2019 Muqdisho guuxa xeebta ku cashee wa nasiib fiican Mr maskiin cid kastaa ma heli karto. Balse waa isoo martay iguma cusba in kastoo wakhtigaasu aad u fogaa allaha idin xafido dhamaantiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 13, 2019 On 10/6/2019 at 8:25 PM, gooni said: Muqdisho guuxa xeebta ku cashee wa nasiib fiican Mr maskiin cid kastaa ma heli karto. Balse waa isoo martay iguma cusba in kastoo wakhtigaasu aad u fogaa allaha idin xafido dhamaantiin. Aamiin, widaay. Xamar waa heersare, inkaarqabayaashiina afka duubnaa meel ayaa la saaray maadaama jidadkii laga wada xiray, isgoys walbana askar joogto, qaarkood tayadooda iyo xirfadooda sareyso. Alloow Xamar nabad waarta ka dhig. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 13, 2019 I have never been more eager to pay VAT taxes in Muqdisho than at any other place ever. I have paid VAT at many commercial transactions in Muqdisho, including a visit to the Pizza House, a wonderful place. At five percent, it is very low tax rate. In Nayroobi, it is 16%. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted October 14, 2019 maskiin, I heard canjeelo with beer (liver) is nice in Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhaqaale Posted October 17, 2019 Can you walk the streets of Mogadishu without people asking you your clan? Or are you hidden inside the green zone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted October 17, 2019 9 hours ago, Dhaqaale said: Can you walk the streets of Mogadishu without people asking you your clan? Or are you hidden inside the green zone. Really Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 17, 2019 59 minutes ago, cadnaan1 said: Really Some of his posts make sense now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhaqaale Posted October 18, 2019 13 hours ago, cadnaan1 said: Really Really what? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 18, 2019 How come this warlord is still alive Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 18, 2019 6 minutes ago, Xaaji Xunjuf said: How come this warlord is still alive The same reason the warlord in Hargeisa is alive. Their time is not up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhaqaale Posted October 18, 2019 Muse bihi is not a warlord but a former fighter pilot who defected in 1985 to the SNM. The SNM fought the Kacaan government to help the **** take back their country from the illegal union in 1960. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 18, 2019 Neefkaan wareersan maxaa iskugu daalineysiin. Sharafta ha iska qaadina jawaab ma istaahilee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 18, 2019 On 10/13/2019 at 8:15 PM, Dahireeto said: maskiin, I heard canjeelo with beer (liver) is nice in Mogadishu. Haa, widaay. Laakiin aroortiiba waa lagu kala kacaa beerka ariga. Before 6am la helaa kaliya, after that waala dhameystaa. Xataa Islii waa saas, hoteelka aan joogay maqaayadiisa ayaa ku dhihi jiray beerka ariga ii dhiga, weyna ii dhigi jireen otherwise by 7:30am waaba lagu kala kacaa oo wey dhamaanaayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites