FBISOMALIA Posted June 21, 2019 Quote Ciidanka Dowladda Puntland oo Boosaaso Ku Qabtay Rag Katirsan Daacish iyo Alshabab. Ciidamada difaacada dowladda Puntland ee PSFta ayaa howlgalo xiriir ah oo ay ka sameeyeen magaalada Bosaaso waxa ay sheegeen in ay ku soo qab qabteen 6 qof oo kamid ah Argagixisada Al-Shabaab iyo Dahaacisho oo ku dhuumaalaysanayay mid kamid ah xaafadaha magaalada. Taliyaka ciidamada PSFta ayaa sidookale sheegay in ay gacanta ku dhigeen sahay ay usideen xubnahan Argagixidada ku jirta Buuralayda. howlgalkan ayaa ku soo beegmay xili ciidamada xalay ay fashiliyeen qarax lagu aasay batamaha suuqa Bosaaso. الحمدالله تعالى Thanks allah for saving us today from terrorist attack. Good Job boys!, under Deni government PL force start to move . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted June 21, 2019 They will be roasted in acid oven. Quote Share this post Link to post Share on other sites
FBISOMALIA Posted June 21, 2019 18 minutes ago, Dahireeto said: They will be roasted in acid oven. We need info from those rats so we can clean PL . Quote Share this post Link to post Share on other sites