Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo guddi u saartay xaaladda degmada Caluula

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uuna goob joog ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Xaaladda Amniga, Ansixinta Xeerka Howlgabka Shaqaalaha Dowladda, Xaaladda degmada Caluula, Waddooyinkii go’ay, Amniga Garoomada iyo Warbixino kale.

FB_IMG_1561047979507.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Puntland oo guddi u saartay xaaladda degmada Caluula appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this