Deeq A. Posted June 20, 2019 Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uuna goob joog ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Xaaladda Amniga, Ansixinta Xeerka Howlgabka Shaqaalaha Dowladda, Xaaladda degmada Caluula, Waddooyinkii go’ay, Amniga Garoomada iyo Warbixino kale. PUNTLAND POST The post Puntland oo guddi u saartay xaaladda degmada Caluula appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites