Sign in to follow this  
Deeq A.

Maalinta Qaxootiga: Dunidan Waxaa Dalkooda Isaga Cararay 71 million Oo Qof

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta waxaa dunida oo dhan laga xusayaa maalinta qaxootiga adduunka, sida ay sheegeyso UNHCR, ilaa hadda, 71 million ayaa dalkooda uga cararay qalalaaso siyaasadeed iyo dagaallo sokeeye.

Dalka ugu badan ee qaxooti dibadda ugu maqan waa Syria, oo 6 million dibadda ka jiraan, waxaa xiga Afghanistan oo 3 million ah, Ciraq: 142,576, Iran: 37,732, Soomaaliuya: 5,518

Sanadkii tagay 2018, dadka qaxootinnimada ku soo biiray, ee dalkooda ka cararay waa 2 million.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this