Sign in to follow this  
Deeq A.

Sh. Cali Wajiis oo wasaaradda Diinta ku eedeeyay inany sanadkaan baajin rabto xajka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Sheekh Cali Wajiis oo xubin ka ah Guddiga Xajka ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay caqabad ku tahay in sanadkan Soomaalida Xajka aadaan.

Qoraal uu ku daabacay Boggiisa Facebook ayuu ku tiriyay caqabadaha faraha badan ee uu Guddiga la kulmayo oo ay ka mid tahay faragelinta wasaaradda.

Waxaa uu muddo 24 saac ah u qabtay Xukuumadda gaar ahaanna Wasaaradda Diinta oo uu sheegay in haddii aysan go’aan rasmi ah soo saarin uu isaga baxayo Guddiga.

65056843_339201523679761_213727646924249

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this