Sign in to follow this  
Deeq A.

Baadhitaan lagu ogaaday halka uu salka ku hayo Khilaafka u dhaxeeya Beesha Garxajis Iyo Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne-Muuse-Biixi-oo-Hadhimo-Sharaf

 

 

Halkan hoose waa halka uu salka Ku hayo Khilaafka iyo shakiga u dhaxeeya beesha West Burco Clan Iyo madaxweyne Muuse Biixi oo xilalkii intii ugu liidatay ee ugu tayda xumayd Ku maamuusay beesha West Burco Clan

Liiskani waa xilalka ay beesha West Burco Clan u bixiyeen xilalka Waraabe u taaga ee Muuse Biixi.

Hadaba dabagal aan ku samaynay halka ay iska seeganyihiin beesha West Burco Clan Iyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa ku aroortay sadbirsi, mana jirto wax khilaaf ah oo ka taagan xiligani xurguftii ka dhamaatay doorashadii madaxweynaha.

Liiskani koowaad waa ka beesha West Burco Clan ee uu madaxweyne Muuse Biixi magacaabay, ka ka hooseeyaana waa ka beeshiisa, shaxdani waxa ay ku tusaysaa in aan dalka la wada lahayn marka laga hadlaayo Daami qaybsiga.

1 Wasiirka deegaanka
2 Wasiirka ciyaaraha
3 Badhisaab ku xigeenka gobolka Saaxil
4 Agaasimaha wasaarada warfaafinta
5 Badhisaabka gobolka Togdheer
6 Afhayeenka madaxweynaha
7 Lataliyaha madaxweyanaha ee arimhaha naafada
8 Taliyaha ilaalada madaxtooyada
9 Wakiilka Somaliland ugu qoran dalka Shiinaha
10 Gudoomiyaha Baanka

Ciidagale

1 Wasiirka waxbarashada
2 Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha
3 Wasiir ku xigeenka maaliyada
4 Agaasimaha wasaarada biyaha
5 Agaasimaha wakaalada hawlaha guud

Isaxaaq
1 Gudoomiyaha hay’ada shaqaalaha
2 Gudoomiyaha hay’ada ICT.

Muuse Care

1 Badhisaabka gobolka Hawd
2 Masuul ka tirsan hay’ada quality control
3 Wakiilka Somaliland u jooga Itoobiya

Liiska kore ee beesha West Burco Clan xilalku waa Waraabe u taag badankoodu, waana tan halkii ay u macayd Iyo dookha madaxweynaha Iyo sad bursiga uu Ku kacay, waana halka ay qayl

1.Madaxwaynaha Somaliland
1. Wasiirka Maaliyadda
2. Wasiirka Bosaha, Isgadhsiinta & Teknolojiyad
3. Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka
4. Wasiirka Gaadiidka & Hormarinta Waddooyinka
5. Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibadda
6. Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka
7. Mareeyaha Hawada iyo Madaarrada
8. Guddoomiyaha Ka Hortagga Afooyinka Dabiiciga ah & K/Rashinka
9. Guddoomiyaha gobolka gabiley
10. Guddoomiyaha Gobolka Salal
11. Guddoomiyaha Gobolka Saraar
12.Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Maroodijeex
13. Safiir ku xigeenka Ethiopia
14. Aggasimaha guud ee Madaxtooyada
15. Agasimaha guud ee caafimadka
16. Agasimaha guud ee Caddaaladda
17. Agasimaha Guud Maalgashiga
18. Agasimaha Guud e Shaqada & A/Bulshada
19. Aggasimaha Guud ee Qorshaynta Qaranka
20. Agaasimaha Guud ee Waxbarashada
21. Agaasimaha Guud ee Bangiga Dhexe
22. Agaasimaha Guud ee Gaadiidka/Q liisank
23. Agaasimaha Gud ee Mihnadleyaasha Caafimaadka
24. Gud ku xigeenka Hay’ada tayada
25. GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE
26. La Taliyaha madaxweynaha ee Amniga
27. La taliyaha madaxweynaha ee Sharciga
28. La taliyaha madaxweynaha e Dhaqaalaha
29. La taliyaha madaxweynaha ee arrimaha Sooomaaliya
30. Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda Sare
31. Maayarka Caasimadda Hargeisa
32. Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka
33. Taliye ku Xigeenka Booliska Somaliland
34. Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Qaranka
35. Taliye ku xigeenka Sirdoonka Qaranka
36. Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud
37. Wakiilka Somaliland ee Finland
38. Chief of Staff ka Xafiiska madaxweynaha
39. Madaxa ilaalada madaxtooyada
40. Garyaqaanka Guud ee Qaranka
41. Madaxa Maaliyadda ee Madaxtooyada
42. Sii hayaha Wasiirka Qorshaynta
43. Maareeyaha Dekadaha
44. Taliyayaasha 18 hoggaan oo ciidamada ah.
45. La taliyeyaasha wasaaradaha warfaafinta, arrimaha dibedda, arrimaha gudaha iyo beeraha
46 Wakiilka Somaliland ee Norway
47 Wakiilka Somaliland ee Holland
48 Wakiilka Somaliland ee Biljamka
49 Wakiilka Somaliland ee Sweden
50 Wakiilka Somaliland ee Denmark

Waxa kale oo jira qaar badan oo aan muuqan, la taliyeyaal wasaaradaha ah ku mushahaato qaata oo kagu naasnuujiyo oo tobannaan ka badan ee qoyska ah.

Haddii intaas ka barbardhigo reeraha kale sawir foolxun baa kuu soo baxaya.

Waana halka ay ka saldhigi laadahay xukumadda Muuse Biixi mana aha tani xurguf ay doorashadii ka tagay ee waa aafo Qaran oo hadii aanu madaxweynahu hoos u eegin keeno karta kala fogaansho Iyo is aaminid la aan.

Gabogabo: Ma jiro khilaaf u dhaxeeya beelaha walaalaha ah ee Awal Iyo West Burco Clan ee tani was mid u dhaxaysa madaxweynahii la soo doortay Iyo beesha West Burco Clan oo isaga u arka in uu yahay madaxweyne aan dhaartiisii ka *****nin, waxana la dhowraaba sida uu madaxweynahu u gar wàayo isaga oo xaq u leh in uu siduu doono sameeyo inta xilkiisa uga hadhay

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this