Holac Posted June 22, 2019 A great poet is gone. AUN. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted June 22, 2019 4 hours ago, maakhiri1 said: Faisal Rooble, af soomali maxuu wax ugu qori waayey? Wuxuu wax ugu qori waayay waa aqoonyahan. Farmaajo qalbi dhagax buu dhiibay, singubna aas qaran buu u sameeyay beeshu qaadan mayso weeye dulucda hadalkiisa. Aragtidayda way ku saxanyihiin soomaaliya waxaa wax lagu qaybsaday qbiil mayd walbaana in qabiilkiisa lala aaso dastuurkaa hadda aan haysano yaa qoraya wax aas qarran la yiraahdo ma jiraan. Wuxuu ku leeyahay waxaa lagu dhinac aasi lahaa, aadan cadde iyo generaal daa'uud balse farmaajo dartiis yaa jigjiga nagu khasabtay Bal munaafaqadda uu maydka la kor taaganyahay fiiri.! Mar labaad allaha u naxaŕiisto, meeshii lagu aasaba xisaabta qabrigga allaha u fududeeyo, ducadaas yaa u mihiim ah marxuumka. Quote Share this post Link to post Share on other sites