galbeedi Posted June 19, 2019 Ilaah naxariistii janno ha siyee wararka aan ka helayno magaalada Addiis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, ayaa sheegaya in uu maanta isbitaal ku yaal halkaas ku geeriyooday Abwaan Maxamed Cabdullaahi Sangub oo ka mid ahaa halabuurka ugu caansan geyiga Soomaaliyeed. Marxuumka oo muddooyinkii u dambeeyay ku xanuunsanay magaalada Muqdisho ayaa warar iskhilaafsani ka soo baxayaan sababta loo geeyay magaalada Addis Ababa. Warar aanaan xaqiijin karin ayaa sheegaya in marxuumka loo qaaday Addis Ababa iyadoo aan lagala tashan eheladiisa lana sii mariyay dalka Sacuudi Arabiya, halka warar kale sheegayaan in Addis Ababa loo geeyay si loogu daaweeyo halkaas. Si kastaba ha ahaatee marxuumka ayaa ahaa nin si aad ah uga soo horjeeday gumaysiga Itoobiya ee ka amarkutaagleeya dhulka Soomaali Galbeed oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo iyadoo dhawr jeer oo hore oo horjoogayaasha magaalada Jigjiga ugu yeedheen in halkaas uu yimaadana uu ka diiday. Abwaanka ayaa ka mid ahaa abwaanada qaranka Soomaaliyeed ee hoboladii Waaberi isagoo sameeyay ruwaayadihii ugu caansanaa abid iyo heeso aad u tiro badan. Marxuumka ayaa kaalinta uu banneeyay ay adagtahay in la helo abwaan buuxin kara. Haddii aanu nahay bahda WardheerNews waxaanu qoyskii, ehelkii iyo guud ahaanba ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyaynaynaa geerida naxdinta badan ee ku timid abwaan Sangub, waxaanan marxuumka Eebbe uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo. WardheerNews. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted June 19, 2019 Here are one of his pan African songs . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted June 19, 2019 RIP Sangub. A great poet. Ya rahmah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 19, 2019 Ilaahay ha u naxariisto. Has he been rested yet? I heard there was some confusion and dispute over his body and whether the body be repatriated to Mogadishu or to Jigjiga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted June 20, 2019 البقاء لله Ma dhinte waa alle, allaha u naxariisto Muqdusho qabuuraheedu waa buuxaan, iima muuqato wax dhulka soomaalida mayd, loogu kala doorto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 20, 2019 A.H.U.N I hope his burial will not be politicized and the wishes of his immediate family get respected. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted June 20, 2019 11 hours ago, Suldaanka said: Ilaahay ha u naxariisto. Has he been rested yet? I heard there was some confusion and dispute over his body and whether the body be repatriated to Mogadishu or to Jigjiga. AUN to the great man As for his resting place it doesn't matter, but I sense that he would have loved Mogadishu as resting place, again AUN to the Muslim. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 21, 2019 Rabi janadiisa fardowso haka waraabiyo Sangub. Samir iyo iimaan reerkiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 22, 2019 Jigjiga lagu aasey, qof aad gabayada loo fududeeyey buu ahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 22, 2019 2 hours ago, maakhiri1 said: Jigjiga lagu aasey, qof aad gabayada loo fududeeyey buu ahaa He was from a family of poets from both father's side and mother's side. His own maternal uncle was renowned Ismaciil Aflow. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 22, 2019 Faisal Rooble's Obituary letter... interesting how Faisal is now an outspoken opposition to Cheeseman. An Obituary Letter to the Late Sangub - WardheerNews WARDHEERNEWS.COM An Obituary Letter to the Late Sangub Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted June 22, 2019 AUN Sangub,samir iyo imaan to his family. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 22, 2019 32 minutes ago, Suldaanka said: Faisal Rooble's Obituary letter... interesting how Faisal is now an outspoken opposition to Cheeseman. An Obituary Letter to the Late Sangub - WardheerNews WARDHEERNEWS.COM An Obituary Letter to the Late Sangub I am not sure of last few months, but there was a video sometime ago , Sangub saying he is well treated in Mogadishu . He was very ill anyway. Faisal Rooble, af soomali maxuu wax ugu qori waayey? Quote Share this post Link to post Share on other sites