Sign in to follow this  
Deeq A.

Weriye Coldoon Oo Maanta La Soo Taagay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Dhageysiga dacwadda weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta ka bilaabmatay maxkamadda gobolka Maroodijeex ee magaalada Hargeysa.

coldoon-816x816-1.jpg

Weriyaha ayaa lagu soo eedeeyay qoraallo uu ka qorey dugsiga Abaarso ee ku yaalla galbeedka magaalada Hargeysa, iyo qoraallo kale oo la sheegay in uu dhibbane ka yahay Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

Eedaha la xidhiidha dugsiga Abaarso ee loo haysto weriye Coldoon ayaa waxaa iyagana dhibbane ka ah laba ka mid ah shaqaalaha dugsiga Abaarso, kuwaasi oo kala ah Xamse Faysal Cabdi iyo Jin Doud SGsaki.

Coldoon ayaa in ka badan laba bilood xabsiga Hargeysa ku jira.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this