Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Guurtida Soo Bandhigay Xeer Uu Saxeexay Madaxweyne Muuse Biixi Oo Golahooda Laga Qariyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Golaha guurtida Somaliland ayaa badka soo dhigey, xeer ay sheegeen in uu garyaqaanka guud qariyay.
Kaasi oo uu saxeexay madaxweynaha Qaranka Somaliland iyada oo aan la soo marin golaha guurtida.


Waxaa sidaasi warbaahinta u sheegay gudoomiyaha gudi hoosaadka dhaqaalaha ee golaha guurtida oo xeerkani ku shaqo leh, mudane Axmed Dirir Cali iyo xildhibaan Siciid Maxamed Libaaxo oo ka tirsan guddida arrimaha bulshadda ee golaha guurtida.

2-2.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this