Sign in to follow this  
Deeq A.

Agaasime ku xigeen cusub oo loo magacaabay Villa Soomalia

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa loogu magacaabay Mudane Cabdullaahi Sheekh Cabdikariim Yuusuf inuu noqdo Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka.

“Waxaan Eebe uga baryaynaa inuu u fududeeyo waajibaadka shaqo ee loo igmaday” ayaa lagu yiri Digreetada ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Farmaajo.

Dhawaan ayey aheyd markii Dr Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) loo magacaabay agaasimaha guud ee Villa Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this