Sign in to follow this  
Deeq A.

K/Galbeed oo guddi u saartay dilalkii ka dhacay Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo (SMN) – Madaweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) Aayaa maanta guddi u xilsaaray dilalkii ka dhacay Magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Gaalkacyo , kuwaas oo loo geystay dada ka soo jeeda deegaanada Maamulkaasi.

Guddiga oo ka kooban illaa lix xubnood ayaa waxa ay qiimeyn guud ku soo sameyn doonaan, sida ay u dheceen dhacdooyinkaasi.

Halkan hoose ka Akhriso:-

0022

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this