Deeq A. Posted June 18, 2019 Baydhabo (SMN) – Madaweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) Aayaa maanta guddi u xilsaaray dilalkii ka dhacay Magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Gaalkacyo , kuwaas oo loo geystay dada ka soo jeeda deegaanada Maamulkaasi. Guddiga oo ka kooban illaa lix xubnood ayaa waxa ay qiimeyn guud ku soo sameyn doonaan, sida ay u dheceen dhacdooyinkaasi. Halkan hoose ka Akhriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites