Deeq A. Posted June 18, 2019 Alla ha u naxriistee waxaa maanta isbital kuyaala magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise(Abwaan Sangub). Abwaan Xirsi Dhuux Guddoomiye ku xigeenka Golaha abwaannada Qaranka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay geerida abwaan Sangub, isagooo eebe uga baryay in uu naxriistiisa uu ka waraabiyo. Abwaanka Soomaaliyeed ee Maxamuud Cabdullaahi Ciise(Sangub) ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey xanuunsanayay,waxaana markii ugu dambeysay kujiray isbital kuyaala Dalka Itoobiya. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites