Deeq A. Posted June 18, 2019 Somaliland ayaa xirtay xarummaha labo Telefeshin oo xafiis ku lahaa magaalada madaxda Hargeisa, waa Eryal iyo Horyaal. Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog News ee Hargeisa, ciidamo ayaa la wareegay xaruumaha, iyaga oo la soo baxay warqado ogolaashiyo xiritaan ah. Telefeshinnada la xiray ee Eryal iyo Horyaal ayaa lagu eedeeyey hadallo ka dhan ah taliska ama guud ahaan ciidamada Somaliland. Wararkan oo faahfaahsan kala soco, Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites