Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo La Wareegtay Laba Telefiishan Iyo Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa xayirtay telefishannada Horyaal iyo Eryal, sida lagu sheegay warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye.

80-1.png

Ciidamo sida warqadda xayiraadda TV-yadan ayaa saaka qabsaday xarunta Telefishanka Horyaal, balse markii dambe ciidanka ayaa halkaasi iskaga tagey iyagoo armay in shaqada la joojiyo.

Labadan telefishan ayay xukuumaddu ku eedaysay farogalinta arrimaha ciidamada iyo ka hor imaanshaha qarannimada Somaliland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this