Deeq A. Posted June 17, 2019 Qaahira (Caasimada Online) – Madaxweynihii xukunka laga afgambiyey ee dalka Masar, Maxamed Morsi ayaa ku dhex geeriyooday maxkamad ku taalla dalkaas oo maanta lasoo taagay, waxaa sidaas ku warramay taleefishinka dowladda ee Al-Ahram. Naga filo faah-faahin dhowaan Insha Allah. Caasimada Online Xafiiska Qaahira caasimada@live.com Share this post Link to post Share on other sites