Sign in to follow this  
Deeq A.

Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidammada Booliska Somaliland Dhagax Lagu Dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Koox aan la aqoonsan ayaa Kayse Maxamed Cawaale oo ahaa sarkaal ka tirsan ciidamada ammaanka Somaliland dhagax ku dilay, halka ay laba askari oo askari oo kalena dhaawac ugu gaysteen dhagaxa.

Arrintan ayaa ka dhacday deegaanka Fiqi Ayuub oo ku yaalla waqooyiga magaalada Burco mana cadda sababta keentay in kooxdani weerarto booliska laakiin, waxa jira warar sheegaya in ay jiraan shirkado halkaasi ka baadha macdan ay iska hor yimaaddaan dadka degaanka, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this