Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre oo la kulmay kaaliyaha Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabisha arrimaha Afrika, Bintou Keita.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Afrika ayaa ka wada hadlay arrimaha nabad gelyada, howlaha nabad ilaalinta iyo qoshaha dowladdu isugu diyaarinayso la wareegidda mas’uuliyadda amniga.

Bintou Keita oo ka tirsan waaxda siyaasadda iyo dhismaha babad-gelyada ayaa Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ka caawisa howl-gallada nabad ilaalinta.

PUNTLAND POST

The post Khayre oo la kulmay kaaliyaha Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Afrika appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this