Sign in to follow this  
Deeq A.

SOMALILAND: Shaqaale Dawladeed Oo Mushahar La’aan Ka Cabanaya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Qaar ka mid ah saddexdii boqol ee shaqaalaha ahaa ee xukuumadda Somaliland shaqaaleysiisay sannadkii hore, ayaa iyagoo ka cabanaya mushahar la’aan iyo in wasaaradihii lagu qorey ay diideen waxay cabasho la hor tageen hay’adda shaqaalaha dawladda.

Hase ahaateee waxaa cabashada shaqaalahaasi waxba kama jiraan ku tilmaamay guddoomiye ku xigeenka hay’adda shaqaalaha Somaliland Cabdikariin Maxamed Cali.

Shaqaalahan ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu dhowr jeer oo kala duwan fagaareyaal ka sheegay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this