Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Boqor Buurmadaw Nabadeynta Ceel Afweyn Ayaa U Taalla, Bulshaduna Wey Xamaneysaa…” Madaxweyne Muuse Oo Si Adag Ugu Jawaabay Boqor Buurmadow

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aan madaxda dhaqanka looga baahnayn abaabulka nabad galyo darro. Waxa uu sheegay in bulshadu xamanayso Boqorka sidaas awgeedna ay tahay in uu arrintaasi iska bari yeelo, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this