Deeq A. Posted June 15, 2019 Waxaa maanta dib u furmaya kulammada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii dambe ku maqnaa fasaxa Ramadaanta iyo ciidda. Ajendaha kulankoodan ugu horeeya ayaa la sheegayaa inuu noqonayo akhrinta 1-aad wax ka bedelka sharciga Iibka Qaranka. Golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa waxaa horyaallo sharciyo muhiim ah horumarka dalka iyo in dalka laga saaro kala-guurka, lana sameeyo dastuur sax ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites