Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cirro oo qoraal kooban oo bartiisa Twitter-ka Ku qeexay mawqifkiisa doorashooyinka Muusana….

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraalka uu caawa bartiisa Twitter-ka soo dhigay gudoomiye Cirro waxa uu u dhignaa sidan hoos Ku xusan

Cabdiraxmaan Cirro
@CirroSL
Xilka qabashada doorashooyinka SL ee Wakiilada iyo Deegaankuba waxa uu saaran yahay M.Muuse, Haddii berri la qabanayo doorashooyinka Xisbiga WADDANI waa u diyaar. Waxa aanu diyaar u nahay in qabyooyinka doorashada ee uu dhismaha KDQ ugu horeeyo miiska wada-hadalka lagu dhammeeyo.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this