Duufaan Posted June 14, 2019 Sawirro: Duqa Muqdisho oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyey guri laga haystay 28 sano | Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyey guri uu... The irony here is the thief is a high ranked officer. There are lot of people, like this officer in moqdisho and other places without shame. These people take grant for never ending anarchism but the time is running for them. It is not first time Yariisow did this kind of justice. He is good example how other leaders should behave. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 16, 2019 2019 la marayaa, guri iyo dhul wareejin maa wali Xamar ka socoto? Waxaaba moodey wixii la kala heystay badankooda in xilligii Maxkamadaha ee 2006 loo celiyey dadkii lahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted June 16, 2019 Will the SFG also clear out those moryaans that inhabit Xaafada Guulwade a public property in Kismaayo or are they an exception since they hail from the coward farmaajo's clan family. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 16, 2019 1 hour ago, Dalmar1 said: Will the SFG also clear out those moryaans that inhabit Xaafada Guulwade a public property in Kismaayo or are they an exception since they hail from the coward farmaajo's clan family. Our chief bililiqo expert had spoken. Waa taqaanaa yaah all hantida bililiqada ah iyo meelahe ee kaga yaalaan Soomaaliya? Haye noo sheeg bililiqooyinka iyo guryaha la kala heysto ee magaalooyinka Baydhabo, Boosaaso, Berbera, Baardheere iyo Beledweyne. By the way, kala saar hanti guud iyo hanti gaar ah. Tan hantida guud waa la iska daba imaanaa, boqol sanaba ha qaadatee. Jardiinooyinkii qurxoonaa isgoysyada Xamar ku yaalay ayaana ka koow ah; dad aad ogtahay aadna difaacdid ayaa baqaaro, hoteello iyo gas stations ka dhistee. Laakiin hanti gaar loo leeyahay must be returned immediately, waa xaaraan tan u weyn ah. 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 16, 2019 2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Our chief bililiqo expert had spoken. Waa taqaanaa yaah all hantida bililiqada ah iyo meelahe ee kaga yaalaan Soomaaliya? Haye noo sheeg bililiqooyinka iyo guryaha la kala heysto ee magaalooyinka Baydhabo, Boosaaso, Berbera, Baardheere iyo Beledweyne. By the way, kala saar hanti guud iyo hanti gaar ah. Tan hantida guud waa la iska daba imaanaa, boqol sanaba ha qaadatee. Jardiinooyinkii qurxoonaa isgoysyada Xamar ku yaalay ayaana ka koow ah; dad aad ogtahay aadna difaacdid ayaa baqaaro, hoteello iyo gas stations ka dhistee. Laakiin hanti gaar loo leeyahay must be returned immediately, waa xaaraan tan u weyn ah. Waxaan soo xasuustay when Ina Cawil Mucjiso a.k.a Oodweyne coined the word Looters Incorporated for these thieves. Vile creatures such as Dalmar still think tuugnimo iyo bililiqo ayna awood u lahayn iney ku sii noolaan karaan in this day and age... Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted June 16, 2019 Dhul la dhaco hanti guud iyo mid gaaraba, waa sababta dawladii dhexe loo dumiyay ilaa iyo hadana loo diidan yahay sharci iyo kala dambayn in la helo. Jaamacadii yaa laga la'yahay ciyaalkiina dugsiga sare soo dhamaystay wax ga ku barteen. Maxaad ku diideen in wax lagu barto guryaha jaamacadda waxay ku jawaabeen, badaraa ii dhex yaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 17, 2019 7 hours ago, gooni said: Dhul la dhaco hanti guud iyo mid gaaraba, waa sababta dawladii dhexe loo dumiyay ilaa iyo hadana loo diidan yahay sharci iyo kala dambayn in la helo. Jaamacadii yaa laga la'yahay ciyaalkiina dugsiga sare soo dhamaystay wax ga ku barteen. Maxaad ku diideen in wax lagu barto guryaha jaamacadda waxay ku jawaabeen, badaraa ii dhex yaal. Gooni, You, sir, are confusing the causes of the overthrow of the corrupt kacaan dictatorship to the symptoms of that overthrow. Bililiqo was one of many by-products of the collapse of the Somali State. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted June 18, 2019 On 6/17/2019 at 5:18 AM, Tillamook said: Gooni, You, sir, are confusing the causes of the overthrow of the corrupt kacaan dictatorship to the symptoms of that overthrow. Bililiqo was one of many by-products of the collapse of the Somali State. You calling siyad barre dictator and i call father. The usually children dasn't like to wake up early morning, and they dont like to take hospital as well.but when they grow old they should appreciate their parents and realise there were good care. Any way is not your folt you fllowing what you hear. Dictatorship better than lawless my little sister. Nin waraaqihii siyaad barre uu guriga ku siiyay wata waa nin la hubo inuu xoolihiisa leeyahay. Aad baan uga xumahay inuu sodon sano ka dib gurigiisa helo asagoo ilmaynaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted June 18, 2019 When the Somali people take steps forward on the path justice, Almighty Allah might remove a lot of the difficulties which blighted our society for decades. Justice and prosperity go hand in hand. The most prosperous societies in the world today are also the most just where the law of the land is applied equally. Until the rich and powerful in our society are held accountable just like the poor and the weak, we will continue to suffer insecurity and hardship. May the Most Gracious plant the seeds of taqwa in the hearts of our people. 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted June 18, 2019 On 6/15/2019 at 7:43 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: 2019 la marayaa, guri iyo dhul wareejin maa wali Xamar ka socoto? Waxaaba moodey wixii la kala heystay badankooda in xilligii Maxkamadaha ee 2006 loo celiyey dadkii lahaa. Many poor families are still bullied and never got their homes back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 19, 2019 On 6/18/2019 at 1:43 AM, gooni said: You calling siyad barre dictator and i call father. The usually children dasn't like to wake up early morning, and they dont like to take hospital as well.but when they grow old they should appreciate their parents and realise there were good care. Any way is not your folt you fllowing what you hear. Dictatorship better than lawless my little sister. Nin waraaqihii siyaad barre uu guriga ku siiyay wata waa nin la hubo inuu xoolihiisa leeyahay. Aad baan uga xumahay inuu sodon sano ka dib gurigiisa helo asagoo ilmaynaya. I did not know the Kacaan dictator was your father, but a dictator was precisely what he was(AUN). Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted June 19, 2019 Yes he was and fsther of the nation Somali children 1982 M.FACEBOOK.COM Somali children 1982 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 21, 2019 Another day, another guri iyo dhul wareejis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
FBISOMALIA Posted June 21, 2019 Its good start but it seems still xamar need long road to rehab. Quote Share this post Link to post Share on other sites