Buuxo Posted July 10, 2007 lol i didnt think so , anyways muxuu kufalaya 8 iyo toban jiri? . ok i'll stop , good luck to the garaad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 10, 2007 Originally posted by Sophist: He is the Garaad of ALL THE SOMALIS-- crowned at Ramada hotel almost two weeks ago . lol...bro...modern Garaads iga dheh, oo Ramada iyo waddammo shisheeye lagu caleemo saarayo...aaway geed hoostiis iyo gogoshii qurxoonayd ee Soomaaliya?! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 10, 2007 2007 baa la marayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 10, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: 2007 baa la marayaa Ma saas baad leedahay? Oo arrinta upgrade baa lagu sameeyey? oo toloow caanihii lagu daadin jireyna maxaa lagu bedelayaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 10, 2007 Originally posted by buuxo: lol i didnt think so , anyways muxuu kufalaya 8 iyo toban jiri? . ok i'll stop , good luck to the garaad. lol...buuxo (my favourite nick), horaad iska dhiibtee waa sidee waxaa la rabey inaad faraskaaga fuushanaatid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted July 11, 2007 ^ lol abwaan, laakin faraska xajee uu wataa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted July 11, 2007 Abwaan: Actually the initially corronation took place under a Galool tree at the Valley of Geedo qarsey. Caano geela oo dhay ahna waa lagu shubey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 11, 2007 Originally posted by Abwaan: quote:Originally posted by Jacaylbaro: 2007 baa la marayaa Ma saas baad leedahay? Oo arrinta upgrade baa lagu sameeyey? oo toloow caanihii lagu daadin jireyna maxaa lagu bedelayaa? Coca Cola .......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 11, 2007 Originally posted by buuxo: ^ lol abwaan, laakin faraska xajee uu wataa? Dee faraskii boqoradda ee aad saarnayd ee aad ku noqon lahay Buuxo Garaad, sowdigan gabar 18 jir ah uga degey! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted July 11, 2007 ^ haah ma anaan garan.Laakin,ma 18toban jir baan la tartami kara? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted July 11, 2007 Originally posted by Sophist: Abwaan: Actually the initially corronation took place under a Galool tree at the Valley of Geedo qarsey. Caano geela oo dhay ahna waa lagu shubey? Just out of curiousity, Is there a particular reason why the ceremony was done under a Galool tree & say not a Daba-cuncun tree? I am asking this because Somalida are quite superstitious & use things for symbolic purposes. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 12, 2007 buuxo walaal dhib ma leh mid labaad wuu raadin doona oo wa iska dhaqan aduu albaabka haka dhaqaqin fursadu say ku dhafin geedka galoolka la dhoho wa geed hararka iyo waxyaala badan laga sameeya marka wa geed macna badan leh saan filayo, canuhuna wa sharaf iyo barwaaqo ileen caano iyo hilib ayey somalidu cuni jireen inta badan. Hopefully, that answers your question wa salaamu alaikum Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted July 13, 2007 [/qb] Originally posted by Abwaan: lol...bro...modern Garaads iga dheh, oo Ramada iyo waddammo shisheeye lagu caleemo saarayo...aaway geed hoostiis iyo gogoshii qurxoonayd ee Soomaaliya?! [/QB] abwaan Garaadka waxaa lagu caleema saaray Geed hoostiise ee howdka off sool iyo sanaag. laakiin style ka cusub waa sidaan waa la hormaray. wonderfull speach by the Garaad Jaamac Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 13, 2007 Garaad Jaamac waxaa lagu caleemasaaray dooxada Geeda-qarsay Somalia May 22, 2006 Caanashubkii Garaad Jaamac Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted July 13, 2007 Beautiful blue flags. Quote Share this post Link to post Share on other sites