Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Feel Sorry for Dadkeygi Dalkeygi

Recommended Posts

I feel sorry for Dadkeygi, waana la dilay waana la dhacay.

 

Lakiin maxey dadka somaliyeed u fahmi waayeen Afartaan oday ama qab qable dagaal ee wadanka bur burinaya, maaha ethopian waxa wadanka/ dadka dhameenaya waa odayaasha ku taliya oo ee ku leh ANagoo BEEL HEBEL ah.

 

Somalida waa TRABILISTIC peaple ee aanan awoodin danahooda in ay aqoonsadaan, sababaha u diiday somalida in danahooda eey xalsadaan waa Qabiil dartii iyo laba oday oo dantoodu tahay: Dhaca dadka, Gala dagaal si aan u helo magac una taliyo? waa arin aad u xanuun badan aanan xataa laheen ififaalo nabadeed ama xal.

 

Shalay waxey eheed qabiil. D**rood and H**wiye, Cali mahdi Vs ceydiid. Shacab badan oo waxba galabsan ayaa ku dhamaaday.

 

Waxey ay isku badashay maxkamad, maxakamadaas oo dhalaty waagi la magaacaabay dowlada c/dullahu yusuf( ani ahaan waan taageersanaa maxa yeelay waxay eheed maxkamad islamic ah. lakin maxa maxakamada noocaas ah waa hore loo sameen waayey si loo bad badaadiyo shacabka wax ma garatada ah ee baa'ba aya?)

 

Maanta waxey joogta ethopian?

 

Ma shacabka qaladka leh mise cawaanta u hor horeesa dadka somaliyeed?

Share this post


Link to post
Share on other sites

labaduba way leeyihiin qaladka ,,,,,,,,,,,,, shacabkuna iyagaa qabyaalad ku raacay hogaamiyayaasha ,,, iyaguna halaag bay u horseeden ,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxamed siyaad bare(allah u naxariisto) dhul baan ka tagaya dad kama tagaya oraah weyn ayey eheed, wuxu ka tagay dad qabyaaladiista ah jaahilin ah hubna gacanta u galay, habayraatee ina-ba raja malaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this