Sign in to follow this  
Abtigiis

Chaste As It Was! (Short Story)

Recommended Posts

Abtigiis   

Sorry, if I upset you. Lugahaygaan balayoo ku doonanayaa e bal day. Dadkuna way ka gabbanayaan aniguna waan doonanayaa!! :D

No,walaashay, I infact enjoy when you are angry with people(or pretend to be angry). It is one reason I like to open SOl once in a while on a daily basis. keep up the avalanche. kii cadhoonayaa, ciida ha galee!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Upset me? C'mon now, don't flatter yourself aboow...Takes a lot to get me angry, and I mean A LOT, if ever...Marka haka yaabin anoo xanaaqsan oo meelaha marmarya inaa i aragto on daily basis...Hadii kale wax badan baa sugi...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^Ari baay wiilka maxaa kugu diray, war ileen ibtilo waxaan maqlijiray habar ,habar loowayey waa habaar :D , markaa KK wiilka amaan sii hadii kale..!

 

Abtigiis,that was a nice read! Keep us posted with more of your not-so-short short stories.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Buuxo, ari baaye, gibinka ma'anaaba wax udhiman? Meesha kacmo furan kusoo dhoween baaba islahaayo, ma'ogi waxbaaa si kanoqday...Waxaanse umaleynayaa, saan isagana horey ugu sheegay, malaha kaftankeyguusan fahmin...

 

A&T, wax iga celiyo aa? Maxaan kuu dhimay? Mise waxkalaa meesha jira? Anigu yaabay walee...

 

Bal waatehee, raali noqo mar labaad...Malaha raali galinteydaa ka heshaa? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Kool Kat

Waa maxay kaftankayga maadaa fahmi la'? Waxba maadan ii dhimine, laakiin raali galintaaday iigu baxdaaye ii sii wad. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^No more like the Coyote and Road Runner..."Beep! Beep!"...LOOOOL

 

A&T, hayeh raali noqo...Aniga raali galiska kama daalo oo laba jir baa guriga iijoogto...Maanta dhan waakaa dabawadi karaa, adilee haka daalin saa kuu raali galinaayo darteed...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this