Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro:-Guddoomiye Baashe oo shir Uga qeyb galay Angola

Recommended Posts

Deeq A.   

Luanda (SMN) – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed, ayaa magaalada Luanda ee dalka Angola uga qayb galaya shirkii 5-aad Golaha Sare ee Garsoorka Afrika oo ay Soomaaliya xubin buuxda ka  tahay.

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Angola, H.E Joã Manuel Gonçalves Lourenceç, ayaa furay shirkaan oo ay kasoo qayb galeen mas’uuliyiin ka socota  garsoorka wadamada qaaradda  Afrika.

Shirka oo shalay furmay maantana soo xirmaya ayaa looga hadlay dhawrista dastuurka iyo xuquuqda aasaasiga ah ee Aadamaha iyo kaalinta Garsoorka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

IMG-20190611-WA0071.jpgIMG-20190611-WA0072.jpgIMG-20190611-WA0070.jpgIMG-20190611-WA0069.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this