Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha Dibada Norway Oo Safar Ku Yimid Muqdisho +SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaadhay wasiirka arrimaha dibadda dalka Norway Ine Marie Eriksen Søreide iyo wafti ay hoggaaminayso oo Booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya.

D-2.jpg C-3.jpg B-3.jpg A-4.jpg

Wasiirka arrimaha dibadda iyo waftiga la socday ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho kusoo dhaweeyay Ra’siiul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Norway Ine Marie Eriksen Søreide, isla markaana waxaa ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka ka dhexeeya labada dal iyo arrimo kale.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this